(HIS) leading Somali to the 21st Century
Email : info@hayaaninstitute.com
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
Goob tuduca laaxinku ku jiro |
Goob tuduca deelqaafku ku jiro |
Goob ereygaad rabto |
Hayaan baa lagu tashaday
Higsigu waa meel qudhoo
Hir doog laa loo socdaa.
Aqoon baa lagu hodmaa
Hayaanka qofkii hadhow
Abaar baa kuu hantiya
Haleelo la soo dhacdaa
Hamuunta ma kaa tirtee
Hayaanka ku soo dhowow
Tiro | Tuducyo | Miisaan | Xarafraac |
---|